Fadliga Xawqalada

Nabiga (SCW) wuxuu ku yiri Abuu Muusa AL Ashcari, Cabdullahiyow maku baraa kalimad ama weedh kamid ah kaydadka Janada. Markaasuu yiri Haa Rasuulki Iaahayoow, maxeey tahay? Nabiga (SCW) wuxuu yiri…

0 Comments

Fadliga Maalinta Carafo

Maalmaha sanadka waxaa u fadli badan maalinka carafo sida habeenada sanadka ugu fadli badan tahay habeenka Laylatul Qadriga. Nin yahuudiya ayaa u yimid Cumar Bin Khadaab RC wuxuu yiri “hadii…

0 Comments

AXKAAMTA XAJKA OO KOOBAN

Waxaa isku dayi doona inaa ku soo koobno maqaalkaan kitaabul xaj. Si qofka caamiga, caalimka iyo daalibu cilmigaba eey fikrad fiican uga qaataan in shaa Allah. Waxaa Ilaaheey weediisaneena towfiiqda…

0 Comments

TOWBADDA WANAAGSAN

Culimada waxeey yiraahdeen farqi baa u dhaxeeya towbadda iyo istiqfaarta oo wxaa sii xeel dheer bee yiraahdeen towbadda. Sababtoo ah towbadda waxee la xiriirtaa wixii tagay, waxa la joogo iyo…

0 Comments